Qalad halis ah oo lagu arkay Manhajka cusub ee Wasaarada Waxbarashada DF

Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumada Somalia ayaa muujisay iney ka xun tahay qalad weyn oo lagu arkay manhajka ay dhowaan soo saartay ee laga qeybiyey iskuulada dalka. Dad badan ayaa si weyn uga falceliyey markii manhajka dugsiga sare maadada Juqraafiga lagu qoray in dhererka xeebta Soomaaliya uu yahay 2800-km, iyadoo sida saxda ah … Continue reading Qalad halis ah oo lagu arkay Manhajka cusub ee Wasaarada Waxbarashada DF